34 13th Avenue NE, Suite B001 Minneapolis, MN 55413
Phone: 612-378-2742
Toll Free: 1-800-669-6442
Fax: 612-378-2789
E-Mail:info@braininjurymn.org
Hours: Monday-Friday, 8 a.m. to 4:30 p.m.
Minnesota Brain Injury Association | Home
Dhaawac maskaxxed waa dhib ku dhaca maskaxda oo ay sababeen dhaawacyo ka yimaada gudaha ama diabadda. Dhaawac maskaxeed kasta waa gaar ka bogsashadiisana way kala duwan tahay.
Dhaawac maskaxeedku waa dilaaga ugu horreya iyo curyaamiyaha dhalaanka iyo da' yarta. Maalin walba wadankani 5,500 oo qof ayaa dhaawac maskaxeed ku dhaca.
Waxyaabaha ugu waaweyn ee sababa dhaawac Maskaxeedka waxaa ka mid ah:
- Shil baaburr ama baaskiil
- Soo dhicid
- Dagaal
- Jug maskaxeed la xiriirta isoboortiga
Hadii aad qabtid wax su'aal ah fadlan ku soo dir kaarkaan ama soo wac teleefanka hoos ku qoran 800-669-6442.


